Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Safar Ku Maraya Deegaamo Hoos Yimaada Gobolkaasi ayaa Si Balaadhan Loogu soo dhoweeyey Xudun

0
344

Waxaa farxad ii ahayd inaan manta kulan wayn aan kula qaato bulshawaynta reer Xuddun ee ka kala yimid magaaloyinka Xuddun, Lafawayne iyo Dhaman.
Tasoo aanu dib ugu eegayno arimaha bulshada sida caafimaadka, biyaha, waxbarshada, iyo bed qabka deeganka.
Kulanka waxaa naga caawiyey hay’adda oxform.

Waxana igu weheliyey isuduwaha arimaha arimaha bulshada.
Nabad horumar baaxadleh oo gobolka sool ku talaabsado in.a.

Guddoomiyaha gobolka sool.
Abdiqani maxamuud jiidhe.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here