Maqaal Ku Saabsan Ahmiyada Caruurta Yar Yar By:- Abdillahi Cagayae

0
401

#children we #like maqaalkii 5aad Caruurtu waa awooda ugu wayne ee dal haysto barbarinta caruurtiisa oo wadan hagaajiyaa waxay qayb ka noqoto horumarka dalka iyo hogaamiyaal fiican oo helo Ahmiyada u badakeenu u leeyahay wadanka aan oganaa waxay ka qabqadanaysaa horu socodka umadeena iyo bulshadeena hada caruurta oo shuruuc waawayn ka taalo ayaa hadan caruurta wadankeeni la hayn xarumo ugaara. Caruurteena hesha meelo lagu saxo markay sharciga khilaafan hesho meelo lagu hayo waxay noqon lahayd faiido waawayn wadankeena waxa wayn u tarta inuu helo caruur badan wada toosan fikir fiican la yimaada Hadaad tageersantahay inay caruurteenu hesho meelo lagu saxo sida xarumo ugaara iyo police ugaara iyo maxakamad ugaara Fadlan shree gree maqalkan kana qayb qaado dedaaladan luugu jiro inay caruurteenu hesho Fadlan shree gree ha dhaafine Qoraa abdillahi cagayare

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here