Duqa Degmada Laascaanood Oo Ka Mid Noqday Maayaro Uganda U Jooga Barashada Maamulka Iyo Maaraynta.

0
372

Duqa Degmada Laascaanood Oo Ka Mid Noqday Maayaro Uganda U Jooga Barashada Maamulka Iyo Maaraynta.

Maayarka degmada Laascaanood Cabdicasiis Xuseen Maxamed Taarwale ayaa ka mid ah Wefti Culus oo ka Kooban Maayarada Degmooyinka Dalka Qaarkood iyo Gudoomiyaha Hayada shaqaalaha dawlada .

Xubnahan weftiga ah ee Ka socda Somaliland gaar ahaana Caasimadaha gobolada waaweyn qaarkood ayaa U tagay Magaalada Kambala ee dalka Uganda Shiweyne aqoon Korodhsi oo ku saabsan shir uu sanad kasta Qabto Macadka Uganda instute For Management ee dalka Uganda.

Shirweynaha ayaa qaadan Mudo Todobaad ayaa looga faaiidayn doonaa Maamulka suuban iyo Sidii Caasimadaha somaliland ay Maayaradani ugu Hogaamin lahaayeen Jid Faaiido u leh qaranka Iyo Bulshada ay Metelaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here