HARGAYSA:- Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha S/land Iyo Masuuliyiin Kale Oo Dhiig Ushubay DHalinyarada.

0
370

Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaraha Somaliland Iyo Masuuliyiin Kale Oo Ka Tirsan Wsaarada Ciyaaraha Ayaa Saka Cusbitalka Hargaysa Ka Daahfuray Barnaamijka Caafimaad Oo Qayb Ka Ah Xuska Dhalinyarada Waxaanay Goobtaasi Ku Shubeen Dhiig U Kayd Noqondoona Dhalinyarada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here