SAWIRO-” Waxaanu Maanta Sagootinaynaa 17 Arday Oo Bartay Culuumta Biyaha “Agaasimaha Guud ee Wasaarada Horumarinta Biyaha

0
476

“ilaahaybaa mahad iska leh maanta waxaanu sabootinaynaa 17 Arday oo dhamaystay Xirfado kale Duwan Oo ku saabsan biyaha waana dufcadii 6aad ee ka baxday Machadka Culuumta Biyaha. waxaana mudo 6 bilood ah ku tababaranayeen Machadka Culuumata Biyaha Ee (Water Technology Institute).

Mudadaas Waxay Barteen Xirfado Kale Duwan Kuwaas oo la doonayo inay ku daboolaan baahida Xirfadeed ee ku saabsan biyaha iyo Ciladaha Yimaada. Sidee Darteeda Waxaan halkan ugu mahaqnaqayaa Hay’adda Care Intetnational Oo Iyadu Gacan Weyn Naga Siisay Mudadii Ardaydu Wax Baranayeen Iyo Wasaarada Horumarinta Biyaha Oo Qeyb Ka Ahayd. Waxaan Rajaynayaa Ardaydaa Wax La Barey Inay Markay Deegaanadoodii Ku Noqdaan In Uga Faa’ideeyaan Dadka Iyo Deegaankaba.

Mar Kale Waxaan Leeyahay Hambalyo Hambalyo Hambalyo

“Alle Ayaa Mahad Leh”

Image may contain: one or more people and people standing

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 2 people

Image may contain: 2 people

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing

Image may contain: 2 people, including Mohamed Darbo, people sitting

Image may contain: 3 people, including Æbdisalam Milo, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 3 people, including Mohamed Yusuf and Mohamed Darbo

Image may contain: 3 people, including Mohamed Yusuf, people smiling, people standing and suit

Image may contain: 9 people, people smiling, outdoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here