Jaaliyada Beesha habarjeclo ee Jarmalka oo ka hadashay Dagaalka Ceelafweyn ee u Dhexeeya beelaha Somaliland

0
462

Jarmalka(Somalilandrise)Jaaliyada Beesha habarjeclo ee Jarmalka oo ka hadashay Dagaalka Ceelafweyn ee u Dhexeeya beelaha Somaliland

Jaaliyada Beelaha Habar Jeclo Ee Wadanka Germany Oo Baaq Nadadeed U Diraya Labada Beelood Ee Walaalaha Ah Ee Dagaalku Ku Dhexmaray Gobolka Sanaag Iyo Xukuumada Oo Ay Ugu Baaqeen Inay Hoos U Eegto Waxaa Dagaalka Sokeeye Soo Cel Celinaaya Iyagoo dhinaca Kalena Warbaahinta Iyo Siyaasiyiinta ugu baaqay Inay Joojiyaan Wax kasta oo Ay Labada Beelood Kusii kala Fogaan Karaan Taasi oo Diinta Islaamka iyo Somalinimada Aan melena kazoo Gelin In La isku Sii Diro Dad Walaalo ah oo Dhiigooda Daadinaya

Dhinaca kale Jaaliyadu Waxay Hambalyo U Diraysaa Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Safarkii Taariikhiga ahaa ee uu Wadanka Giini Kaga Soo laabtay taasi oo ay ku Sheegeen Inay tahay Guul Qarankani usoo Hoyatay isla Markaana Aqoonsi raadinta Dalkan Curdinka Ah Hayaamin Doonta

 

Jaaliyada Beesha Habarjeclo ee Dalka Jarmalka

(1) Afhayeenka Jaaliyaadda Beelaha Habar Jeclo Mustafe Saleban Ibrahim Aar

(2) Xubin Mubaarik Ahmed Mohammed

(3) Xubin Mustafe Abshir

(4) Xubin Maxamuud Abdirahman Ducale

(5) Xubin Ismail Ahmed Salah

(6) Xubin Saleeban Maxamuud Ayaax

(7) Xubin Maxamed Ibrahim Jiikar

(8) Xubin Saleeban Ahmed Maxamed

(9) Xubin Shaafici Xasan Canaad

(10) Xubin Mascuud Ismail

(11) Xubin Muuse Jamac Ibrahim

(12) Xubin Jimacale Abdidheer

(13) Xubin Sheikh Saleeban Maxamuud

(14) Xubin Maxamed Abdi Ali

(15) Xubin Maxamed Faraax Ali

(16) Xubin Maxamed Ali Suubaago

(17) Xubin Siciid Jamac Ciro

(18) Xubin Mahad Ali Koore

(19) Xubin Qaasim Nour Faraax

(20) Xubin Mustafe Ali Wadhaas

(21) Xubin Nuur Ali Kaahin

(22) Xubin Garaad Ali Jamac

(23) Xubin Xamse Kadhoodhad

(24) Xubin Ali Xasan Dheere

 

Jaaliyaddu Waxay Soo Dhawanaysaa Wax Kasta Oo Labada Beelood Ee Walaalaha Ah

Lagu Heshiin Karo

 

Alla Mahaad Leh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here