DEG DEG Maamulka Jubbaland oo go’aan adag ka qaatay dawladda federaalka ah

0
448

Bismillaah,

Waxaan hadda inoo Soodhamaaday Shirka Golaha Amniga jubbaland kaasi oo aan ku lafa Gurnay, Warqadii Xalay kasoo baxday Wasaaradda Arimaha Gudaha Soomaaliya Xaaladda Amni ee jubbaland waxaan isla garanay kadib Gabagabada kulankeena,

1_ laga bilaabo Maanta Garoonka Diyaaradaha Magaaladda kismaayo Kasoo dagi karin Diyaarad sidda wafdi katirsan DFS

2_ waxaa talaabo Sharciga wafaaqsan laga qaadi doonaa Cid walba oo isku dayda qalqalgalinta Amniga Jubbaland

3_ Majiro Musharax Garoonka Diyaaraddaha kismaayo kala soo dagi kara Lacag,ta Dollarka ah ama Alaab aan labaarin ula soo gudbi kara Gudaha Magaaladda kismaayo

4_ Jubbaland iyada ayaa isku filan Doorna kuma lahan DFS, doorashadda jubbaland Waxana Talaabo sharci ah laga qaadaya Cid walba oo isku dayda ineey soo Minguuriso siyaasada Muqdisho

Mahadsanidiin
Gen, Darwiish

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here