Dawladda Soomaaliya oo sheegtay in ay xidhiidhka u jareen dalka Jamhuuriyadda Gini

0
424

Dawladda Soomaaliya oo sheegtay in ay xidhiidhka u jareen dalka Jamhuuriyadda Gini ee galbeedka Afrika.

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, ayaa sheegay in dalkaasi uu ku xadgudbay qarannimada Soomaaliya.

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa safar ku jooga dalka Gini, ka dib casuumad uu ka helay dawladda dalkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here