Shir Hadda Ka Socda Madaxtooyada Somaliland.

0
504

Shir Hadda Ka Socda Madaxtooyada Somaliland

Shirkan Ayaa Waxaa Ka Qayb-galaya Xubno Ka Socda Saddexda Xisbi Qaran Ee Ucid, Kulmiye Iyo Waddani Ee Somaliland.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa 26kii june ku dhawaaqey In Maalinta Sabtida Ah Uu Xisbiyada Kala Shirayo Arrimaha Doorashada.
La eegi doonaa wixii kasoo kordha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here