Siyaasi CabdSiyaasi Cabdiqaadir C. Obsiiye Oo Safar Uu Qurbaha Mudo Ugu Maqnaa, Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Kana Hadlay Xaaladda Siyaasadda Ee Somalilandiqaadir Cali Obsiiye Oo Safar Uu Qurbaha Mudo Ugu Maqnaa Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Xaaladda Siyaasadda Ee Somaliland

0
372

Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiiye oo loo garan og yahay naanaystiisa  (Madaxweynaha Mustaqbalka), ayaa safar uu dalka dibadiisa ugu maqnaa mudooyinkii u dambeeyey magaaladda Hargeysa dib ugu soo laabtay, kana hadlay Xaaladda siyaasaddeed ee wakhtigani Somaliland ku jirto baaqna u diray shacabka reer Somaliland gaar ahaan taageerayaashiisa.

Halkan Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here