DEG DEG Raysal Wasaaraha Itoobiya Mr Abiy Ahmed Oo Soo Saaray Qodobo Xaasaasiya Ah Iyo Waxa Ay Ku Saabsan Yihiin

0
627

DEG DEG Raysal Wasaaraha Itoobiya Mr Abiy Ahmed Oo Soo Saaray Qodobo Xaasaasiya Ah Iyo Waxa Ay Ku Saabsan Yihiin

Raisul wasaaraha itoobiya Abiy Ahmed oo maanta soo xidhayay kulan uu xafiiskiisu soo abaabulay ayuu sheegay qodobo uu kutilmaamay caqabadaha ay maanta itoobiya ladaalaa dhacayso.

1. Iyadoon wax kabaxsan rabitaanka shaqsiga iyo kooxda laraadinaynin dantii guudna lailoobay.
2. Baahideena iyo gudashada waajibaadka lainaga sugayo oo aad ukala hooseeya, natiijana aynaan kakeenin.
3. Xagjirnimada
4. Qiimayn la,aanta duruufaha wakhtigii tagay,kan hada jooga iyo mustaqbalka.
5. Iyadoo shaqadii iyo xirfadii meel laiska dhigayo oo siyaasad kaliya lagu mashquulayo diloogu yeedho hebel waa Activisy.
6. Xaqiraada guulaha ilaahada aan gaadhnay iyo buun buuninta badalkeeda.
7. Saxaafada iyo kuwa wax qora oo iloobay in taariikhdu qorayso meelna iskadhigay masuuliyadii bulshadana wax khalkhal galiya kaliya usoo gudbinaya.
8. Akhlaaqda adeegsiga saxaafada bulshada/baraha bulshada (social media) oo inaga maqan.

xigasho: SDM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here