Deg Deg: “Cadaalad Daro Baah San Ayaa Dalka Ka Jirta + Xukumaduna Wey Gaabisay ” Jamaal Cali Xuseen

0
1738

Deg Deg: Jamaal Cali Xuseen oo maanta warabaahinta kula hadlayey magaalada hargeysa ayaa sheegay in ay dalka ragaadisey Cadaalad Daro Baah San oo shacabka ka yaabisay sidoo kalena waxa uu sheegay inay xukumadu ay noqotay mid ka gaabisay waxqabadii ay balaqaadey xiligii ay ololaha dooroshoyinka ay ku jirtay,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here