JIGJIGA- Maleeshiyaad Ka Badan 200 Oo Tababar Uga Socday Deegaanka Benshangul Ee Dalka Itoobiya Oo Gacanta Lagu Dhigay

0
852

 

Hogaan kuxigeenka nabadgaliyada maamulka iyo cadaalada deegaanka Benshangulka Mudane Abdulazim Mohamed ayaa sheegay inay gacanta kudhigeen in kabadan 200 oo maleeshiyaad sifo sharcidaro ah loogu tababaray Tuulada GanGan ee degmada Assosa.

Masuulkan ayaa intaa kudaray inay kooxahan oo dhalinrao ubadnaa qaadanayeen tababar milatari si ay ufuliyaan arimo amaanka deegaanka iyo dalka kadhan ah.

Dhankakale waxaa jira hub iyo qalabkale oo maleeshiyaadkan lalaqabtay.

XIGASHO: SDM Addis Ababa Ethiopia
Qalinka Soojeeda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here