DEG DEG Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda Somaliland Maxay Ka Tidhi Inay Lacag Dayn Ah Oo Dhan 80 Milyan Ku Wareejisay Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi

0
1516

Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadam Maxay Ka Tidhi Inay Lacag Dayn Ah Oo Dhan 80 Milyan Ku Wareejisay Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi sidaas oo ay sheegeen guddida ilaalinta ito daba galka hantida qaranka ee golaha wakiilada oo ay sheegeen inuu wasiirka maaliyadda sacad cali shire u sheegay sidaasi wakhtigaasina garab taagnaa.

DAAWO WARAYSI LALA YEESHAY EX WASIIR SAMSAM:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here