DAAWO- Ujeedada Shir Hargeysa Loogu Qabtay Qareenno Ka Hawl Gala Somaliland Iyo Cidda Qabatay

0
1316

 

Shirkadda Adeegyada Sharciga Ee Bariga Afrika, ayaa magaaladda hargeysa ku qabatay, Tababar la siinayey qareenada ka hawl gala Somaliland  oo la xidhiidha kor u qaadida xirfadaha iyo aqoontada qareenada si loo xoojiyo  cadaladda iyo garsoorka dalka.

 

Kulankan oo ahaa mid socday hal maalin ah, kana qayb galeen qareenno iyo marti sharaf kale,  ayaa  waxa faah faahin ka bixiyey  Guddoomiyaha Shirkadda Adeegyada Sharciga Ee Bariga Afrika Garyaqaan Maxamed Siciid Xirsi, waxaanuu yidhi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here