Wasiir Ganacsiga Somalia Mohamed Abdi Hayir Mareye Oo Cadeeyey Awooda Xarakada Alshabaab Ay Ku leeyihiin Somalia 

0
962

Wasiir Ganacsiga Somalia Mohamed Abdi Hayir Mareye Ayaa Cadeeyey Awooda Xarakada Alshabaab Ay Ku leeyihiin Somalia
Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Ayaa Sheegay in Ganacsatada Somaaliyeed Ay Bixiyaan Wax Walba Oo Ay Shabaab Ka Dal Badaan
Tukaan walba Oo ku Yaala Somalia Lacag Ayey Ka Qaadaan Xarakada Alshabaab
Sidaa Waxa Yidhi Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Ee Dawlada Somalia Mohamed Abdi Hayir Maareeye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here