“Waxaa inoo Muuqda Maanta jawi Ay Ku Dheehan Tahay Cabsi iyo Cabudhin” Madaxweynihii Hore Ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud

0
1711

 

“Waxaa inoo Muuqda Maanta jawi Ay Ku Dheehan Tahay Cabsi iyo Cabudhin” Ayuu Yidhi Madaxweynihii Hore Ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Dhinaca Kale Bogaadiyey Horumarka Dowlada Federaalka Ah Ee Somalia Ay Ka Sameysay Qeybaha Dowladnimada Qaarkood.

Waxaana Uu Hadalkan Ka Jeediyey Munaasabid Xadhiga Lagaga Jarayey Xarun Cusub Oo xisbigiisa UDP Uu Ka Furtay Magaalada Muqdisho,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here