DAAWO- Madaxweyne Muuse Biixi, Ku Xigeenkiisa Saylici Iyo Xubno Wasiirro Ah Oo Dhiig Shubay Maanta + Ololaha Dhiig Bixinta Qaranka

0
1404

 

Ololaha Dhiig Bixinta Qaranka Somaliland Oo Maanta Ka Qabsoomay Hargeysa, waxaana maanta shubay Madaxweynaha somaliland muuse Biixi Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo ay wehelinayaan xubno ka mid ah golaha wasiirada iyo masuuliyiin kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAAS OO FAAH FAAHSAN:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here