DAAWO- Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Arrimo Xaasaasiya Ka Hadlay, Booqdayna Xeryaha Ciidamada Jubbaland

0
1240

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland ee Somalia Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo maanta booqday xeryaha ciidamada maamulkiisa, ayaa waxa uu ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin sidii ay ciidamada maamulkaasi uga hawl geli lahaayeen la dagaalanka Al-shabaab, isga oo la dardaarmay ciidamada uu xeryohooda ku booqday.

HALKAN KA DAAWO WARKAAS OO FAAH FAAHSAN:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here