Madaxda Dawladda Federaalka Ah Ee Somalia Ugu Saraysa iyo 3 Qodob Oo Lagu Dhaliilay.. W:Q: Journalist Faradhere

0
951

1 in Ay jecel yihiin Amaanta Oo aan loo sheegi karin Waxa qaladan Tusaale Hadii aad Tahay qof sheega Dhaliilaha Waxa Lagugu Shambadaynayas Mucaarad nimo iyo xataa in Ilgaara Laguu Yeesho taas Oo U Ekaan Karta Kalidii Talis.

2 iyo Inay Ku dhaq’mayaan Qaab Digtaatore Ku jirto iyo anigay talo naga Godaa Kaliye Taas oo hada lakala Sooci karin Golahii Fulinta iyo Golahii Sharci Dajinta Dalka Waxa Taas tusaale U ah In Awoodii Barlamaanka Lawiiqay Tusaale Moshinkii Laga keenay Madaxwaynaha Waxa Ay Dad badan U Arkayeen in Uu sax Ahaa Halka Qaar kalana Ay u Arkayeen in Uu Qaldanaa Ta’soo Dadka Qaar Ay Sheegayaan In Loo Adeeg saday Lacagtii Umada oo Lagu kala Diray Xildhibaanadii Waday Moshinks.

3 Waxa Kale Lagu Sheego Dawlada Isku Bixisay ?Nabad iyo? Nolol? waxa Ka mid Ah Cabudhinta Xoriyatul Qawlka Oo Aad Loogu Dhaliilo.Sida Uu Dhawaan Usheegay Saxaafada.Xoghayaha Ururka Suxufiyeenta Qaranka Somalia Ibraahim Mucalimuu?

Sida siyaasiyiinta saxaafada Dadka Wax Qora Ee Soo bandhiga Fikir kooda
Taasina waxay ka hor imanaysaa Dastuurka Uyaala Wadanka Oo u baneeyey Qof walba In Uu Soo bandhigo Fikir kiisa iyo aragtidiisa Hadii Uu yahay Qoraa Wariye Siyaasiba
—————————————————————–
W:Q: Journalist Faradhere

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here