DEG DEG- Dawladda Somalia Oo Hadda Ka Hadashay Sababta Lagu Xidhay Mukhtaar Roobow Iyo Muqdisho Oo Laga Dejiyey

0
1268

Qoraalka ayaa lagu sheegay in Mukhtaar Rooboow uu dhagaha ka fureystay digniin is daba joog ah oo uga imanayay dowladda federaalka Soomaaliya oo dhowr jeer oo hore uga digtay in uu isku soo taago xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, dhinaca kalana bilaabay sida ku cad qoraalka Wasaarradda falal ka dhan ah Amniga iyo qalqal-galinta shacabka ku dhaqan magaalada Baydhabo.

AKHRI QORAALKA DAWLADDU KA SOO SAARTAY MUKHTAAR ROBOW:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here