DEG DEG Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Si dag U Hadlay Iyo Arrimo Xaasaasiyana shaciyey

0
780

Suldaanka Guud ee Somaliland Suld. Maxamed Suld. Cabdiqaadir Suld. Cabdilaahi “Taariikhda Sayid Maxamed Cabdille Xasan maaha wax lagu dheel dheeli karo qofkii ku dheel dheelaana horta anaga ayaaba raadsaneyna , Sayid Cabdille Xasan wuxu ahaa nin umadda Somaliyeed midnimadooda iyo wada jirkooda iyo Islaamnimadooda nin aad iyo aad ugu soo halgamay u dagaalama

“Anagu horta ninka Guri-Barwaaqo la yidhaahdo meel kasta anaga ayaa ku raadsaneyna Caddaalada, waayo halyeygii Somaliyeed ilaa makhrib ilaa mashrib magaca umadda Somaliyeed ku soo dagaalamay in waxyaabo aan qabanin laga sheego aad ayey u fool xun tahay oo reer Somaliland ahaan ceebtaasi anaga ayey na saaran tahay, waxaan idinka baryayaa idinka oo aan wax kale ka odhan anaga nagu daaya isaga”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here