Home Blog Page 707

Dalka Itoobiya oo loo doortey in ay ka mid noqoto golaha nabada iyo amniga ee Afrika.

0

Itoobiya oo loo doortey in ay ka mid noqoto golaha nabada iyo amniga ee Afrika.

Itoobiya ayaa maanta loo doortey in ay ka mid noqoto xubnaha golaha amniga iyo nabada ee midowga Afrika, waxaa kale oo iyaguna sidoo kale la doortey wadama kala ah: Jaad, Djibuuti,Senegaal, Masar, Kaamaruun,Muzanbiig, Gaana, Biniin iyo Malaawi.

waxaaney noqon doonaan wadamadaas xubnahaa cusub ee golaha amniga iyo nabada ee midowga Afrika.
Xigasho: Walta