Home Blog Page 318

Medrodiazeh; 3 dead. Over 50 injured Togaheer: 2 dead, over 40 injured

0
"Medrodiazeh; 3 dead. Over 50 injured
Togaheer: 2 dead, over 40 injured.

Sound: Death of 1 person, injury to 9 people
The death toll is 6 people as far as the record we have, it could be more, because many people are injured and also in serious condition.

The number of injured is a large number, they exceed 100 people. The line goes up to 100 people. The entire responsibility for the loss belongs to no one and is accountable to the outgoing government."

Abdiraxmaan Cirro

Tirada Dhimashada Iyo Dhaawaca Mudaharaadkii Ka Dhashay

0

“Madroodijeex; Dhimasho 3 qof. Dhaawucu waxa u kor u dhaafayaa 50
Togaheer: Dhimasho 2 qof, dhaawucu kor u dhaafayaa 40.

Sanaag: Dhimasho 1 qof, dhaawaca ilaa 9 qof
Tirada dhimashadu waa 6 qof ilaa hadda record-ka aan hayno, way ka sil badan kartaa, waayo dad badan ayaa dhaawac ah oo waliba halis ah.

Tirada dhaawucu waa tiro beel, waxa ay kor u dhaafayaan 100 qof. Xadhigu waxa u kor u dhaafayaa 100 qof. Mas’uuliyadda khasaaraha oo dhan waxaa iska leh oo aanay cidina la wadaageyn lagalana xisaabtamayaa Xukuumadda Waqtigeedi dhamaaday.”

Musharax Cirro.

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Dalka Kusoo Laabtay

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku joogay muddo afar cisho ah dalka Uganda ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda dalka ee Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugnaa dalka Uganda waxa uu kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa dalkaas Mudane Yoweri Museveni, waxa ayna labada Madaxweyne si wadajir ah u shir guddoomiyeen Madasha Iskaashiga dhaqaale ee Soomaaliya iyo Uganda oo ku saabsnayd fududeynta maalgashiga, kobcinta wax-soosaarka, xaqiijinta is-dhaafsiga ganacsiga iyo badeecadaha ee labada dowladdood.

Sidoo kale, wafdiga heer wasiirro ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda ku wehelinayey safarkan ayaa dhiggooda dalkaas la saxiixday heshiisyo lagu dhaqan-gelinayo go’aannadii ka soo baxay kulanka labada Madaxweyne iyo Madasha Dhaqaalaha Soomaaliya iyo Uganda, si loo dardargeliyo qorsheyaasha hortebinta u leh labada dal ee shaqo abuurka dhallinyarada, xoojinta fursadaha haweenka, dhiirri gelinta ganacsiga gaarka loo leeyahay, warshadaha iyo hannaanka maaliyadeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweyne Yoweri Kaguta Museveni ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay xoojinta iskaashiga amniga labada dal iyo nabadda Gobol, si loogu guuleysto dagaalka lagula jiro kooxaha argagixisada ah.

Maayir Mooga oo ka Hadlay Halka La Isla Marayo iyo xalada magalada

0

Halkan  ka daawo warkaas

 

Khasaaraha Mudaharadka Laba Qof Oo Dhimasho Ah Iyo Dhawr Iyo Toban Dhaawac Ah

0

Dhimashada Laba Qof Iyi Dhaawaca Dhaw iyo Toban Ah ayaa ka Dhashay mudaharaadkii Mucaaridka ee Maanta dhimasho waa qof Hargeysa Ah iyo Qof Ceerigaabo Ah sida uu sheegay masuul waddani ka tirsan

Wixii fah faahin ah Nala soco

Dhimasho Iyo Dhaawac ayaa Ka Dhashay Mudaharaadyada Somaliland Ka Socda

0

War degdeg ah.dhimasho.
Nin ka mid ahaa dibad baxayaasha ceerigaabo oo laxaad la’aa ayaa geeriyooday ka dib markii ay rasaasi ku dhacday Sida ay xaqiijiyeen dhakhaatiirta cisbitaalka guud ee ceerigaabo.

Halka Hargeysana la sheegay inuuu jiro khasaare kala duwan iyada oo internetkii a laga jaray

Muuqaalka I waa ceerigaabo