Tirada Dhimashada Iyo Dhaawaca Mudaharaadkii Ka Dhashay

0
174

“Madroodijeex; Dhimasho 3 qof. Dhaawucu waxa u kor u dhaafayaa 50
Togaheer: Dhimasho 2 qof, dhaawucu kor u dhaafayaa 40.

Sanaag: Dhimasho 1 qof, dhaawaca ilaa 9 qof
Tirada dhimashadu waa 6 qof ilaa hadda record-ka aan hayno, way ka sil badan kartaa, waayo dad badan ayaa dhaawac ah oo waliba halis ah.

Tirada dhaawucu waa tiro beel, waxa ay kor u dhaafayaan 100 qof. Xadhigu waxa u kor u dhaafayaa 100 qof. Mas’uuliyadda khasaaraha oo dhan waxaa iska leh oo aanay cidina la wadaageyn lagalana xisaabtamayaa Xukuumadda Waqtigeedi dhamaaday.”

Musharax Cirro.