Home Blog Page 293

Al-shabab Oo sheegtay inay weerar ku qaaday ciidamada Burunti Iyo Itoobiya

0

Al-shabab ayaa.sheegtay inay weerar ku qaaday ciidamada Burunti Iyo Itoobiya ee Ku Sugan Somalia.

Afhayeenka Shabab Abu Muscab oo u hadlay ayaa weeraradaasi guul ka sheegatay, waxanay ku faaneen inay labadaas ciidan dhaawac u gaysteen oo ay Askar ka laayeen.

Shabab ayaa lagu eedeeyey inay dad Shacab ah laayaan oo maalmihii u dambeeyey ay xataa ganacsi iyi gaadiidba ka gubeen shacabka Somalia ayaa dhib badan kala kulma Kooxdan shaadhka diimeed gashan.