Maxay Ka wada Hadleen Madaxweyneyasha Turkiga Iyo Somalia

0
22

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ka dib markii uu dalka Turkiga uga qeyb galay shirka 3-aad ee Madasha Diblomaasiyadda ee Antalya.

 

Kulanka labada Madaxweyne ayaa looga hadlay arrimo muhiim ah