“Reer Awdal kooto kaagama baahna , mana aamin sani inuu madaxweynuhu reer Awdal wax la doonayo” Afhayeenka waddani

0
34

“Reer Awdal kooto kaagama baahna , mana aamin sani inuu madaxweynuhu reer Awdal wax la doonayo , haduu wax la rabo xisbiga Kulmiye haka sharaxo Musharrax madaxweyne , ama wasiirka maaliyada iyo Gudoomiyaha maxkamada ha siiyo ee uu isagu isku hayo “.

 

Maxamed Faarax Cabdi Afhayeen ka xisbiga Waddani