Somaliland Iyo Itoobiya Oo Jabuuti Ku Shiray Iyo Waxa Kasoo Baxay

0
25

Kulan saacado qaatay ayaa magaalada Jabuuti ku dhexmaray Ambsadorka Somaliland u jooga dalka Jabuuti mudane Abdifataax Siciid Axmed iyo Ambassadorka Itoobiya u fadhiya Jamhuuriyada Djibouti. Ambassador Berhanu Tsegaye Abera

Kulankani oo ka qabsoomay safaaradda Itoobiya ee dalka Jabuuti waxa casuumadeeda lahaa safiirka Itoobiya u jooga Jabuuti dalka Itoobiya

kulankaasi waxa ay labada masuul kaga wada hadleen iskaashiga amniga, Ganacsiga, isu socodka iyo arimaha hawda.

Xidhiidhka Somaliland iyo Itoobiya ayaa ah mid soo jireen ah taasi oo wadaaga xad balaadhan iskaashi buuxa oo ku salaysan horumar iyo wax wadda qabsi. labadda wadan Somaliland iyo Itoobiya.