Suldaanka Guud ee Somaliland Oo Difaacay Suldaan Xasan

0
44

Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Daauud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka digay in faraha lala galo Sandalada uu huwanyahay Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi.

 

Suldaan Daauud ayaa sheegay in uu garab taagan yahay Suldaan Xasan isaga oo sheegay in suldaan Xasan uu xaq u leeyay in uu Cumaamada ka dhigo qaar badan oo Salaadiin ah.