Borama: Waa hooyo mudo badan bilaa mishaar wax uga dhigaysay dugsiga deegaanka Caro-cad

0
54

Borama: Waa hooyo mudo badan bilaa mishaar wax uga dhigaysay dugsiga deegaanka Caro-cad ee Degmada Quljeed, si ay wax u barto da’yar tiro-badan.

 

Waxay kamid tahay 500 oo macalin oo maanta u fadhiisatay imtixaan laga qaadayay macalimiinta kumeel gaadhka ee ka hawl-gala gobolka Awdal kuwaasi oo u tartamaayay macalimiin ka mid noqon doona shaqalaha dawlada.

 

Hooyada oo sidata ilmo-yar, safarna usoo gashay ka faa’idaysiga fursadan ayaa ka qayb gashay imtixaanka oo maanta lagu galay jamacada Camuud