Xabad Joojintii Gaza Oo La Kordhiyey iyo Qatar Oo Shaacisay 

0
21

Deg deg: Xabad Joojintii Gaza Oo La Kordhiyey iyo Qatar Oo Shaacisay

Update Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar ayaa dhankeeda si rasmi ah u shaacisay in hal maalin lagu kordhiyay heshiiska xabbad-joojinta Qasa, iyadoo intaa ku dartay inay dadaal ku bixinayso sii wadida xoojinta wada-xaajoodka si loo gaaro heshiis xabbad-joojin joogta ah.

 

Dhinaca Kale Xamaas ayaa Sheegtay Inay Aqbashay maalinta dheeraadka ah ee lagu kordhiyey Xabad Joojinta Qaza oo ay Soo dhaweynayaa.

 

Iman Jamac