“Dareenkii, Garnaqsigii, Dardaarankii Iyo Qodobadii kasoo baxey” Badmaax

0
54

“Waxaan si balaadhan oo mug leh u bogaadinaya qodobadii iyo war murtiyeedkii kasoo baxey Shirweynihii Beelaha Habrjeclo ee TALOWADAAG.Shirkaasoo ay ay kasoo qaybgaleen mudankii Beesha Bariga Burco Salaadiin, Cuqaal, Aqoonyahan, Siyaasiin iyo Xildhibaano Waxaan si karaamaleh usoo dhaweynayaa dareenki, garnaqsigii, dardaaranki, goaanadii iyo QODOBADII kasoo baxey oo goaamiyeen iney difaacaaan degaankooda, dadkooda , dalkooda iyo Qaranimada Soomaliland.Meelna ugaso wada jeestaan iyagoo isku duuban.

Ugu dambeyn, Waxaan kale oon soo dhaweynaya in ay tibaaxeen in cidii nabad ku talineysa iyaguna ay nabada mid la mid ah u hayaan”.

 

Waxaa qoray guddoomiyaha ururka MIDEEYE, aqoonyahan Cisman Maxamed Badmaax: