Wararkii U Dambeeyey Iyo Tirada Dhimashada Dagaalka Falastiin Iyo Israaiil

0
79

DEG DEG: Tirada Israaโ€™iiliyiinta geeriyootay ayaa gaartay 700, Halka 2,156 kalena waa la dhaawacay tan iyo subaxnimadii shalay, sida ay sheegtay warbaahinta Israa’iil.

 

Tirada ayaa mar walba kordhi karta, maaddaama xarumaha caafimaadka laga soo sheegayo dad qaba dhaawacyo culus.

 

Weli Waxa socda Dagaal qadhaadh oo dareennonkala duwan Ka dhex Abuuray Caalamka.