Ururadii oo looga yeedhay xarunta Golaha guurtida.

0
84

Ururadii oo saaka looga yeedhay xarunta golaha guurtida

 

Qaar ka mid ah masuuliyiinta ururada ayaa saaka looga yeedhay xarunta golaha guurtida somaliland, hadda waxa ka soo xaadiray xarunta masuuliyiinta afar urur, balse waxa la sugayaa xubnihii kale.

 

Guddida joodtada ah ee golaha guurtida oo shaqeeya inta uu goluhu fasax ku jiro ayaa u yeedhay masuuliyiintani.

 

Golaha Guurtida ayaa loo soo gudbiyay xeerka isa saarka doorashooyinka, kaasi oo ka soo gudbay golaha wakiillada, waxaana la filayaa inay dhawaan ka hawlgalaan.