Itoobiya Oo Sheegtay Inay Fashilisay Weeerar AS Ku waday Dowlad Deegaanka somalida

0
78

Itoobiya Oo Sheegtay Inay Fashilisay Weeerar AS Ku waday Dowlad Deegaanka somalid

Ciidamada Milatariga Itoobiya ayaa sheegay inay fashiliyeen weerar kooxda AS doonayeen inay deeganka Soomalida kusoo qaadan.

Degmada Doollo Ado ayuu ahaa bartilmaamedkoodu, waxaana lasoo diyaariyay lix jeergaan [Labatanle] lagu soo habeeyay kiimiko walxaha qarxa ah.Siddoo kale 3000 kun oo ah rasaasta Bireenka, waxaana uu Qorshaha kooxda ahaa inay is Qarxiyaan ama Is Haligaan oo dadka rayidka ah galaaftaan.

Hay’addaha amniga ee Degmada iyo ciidamada Milatariga oo iskaashanaya ayaa la sheegay inay fashiliyeen qorshaha kooxdan.

JTN TV