Shirkadda Dahabshiil oo 𝟐𝟎 𝐌𝐢𝐥𝐥𝐢𝐥𝐥𝐢𝐨𝐧 𝐨𝐨 𝐁𝐢𝐫 Ugu deeqday Ganacsatadii ku burburtay musiibada dabka ka kacay Suuqa Taywan ee Jigjiga. 

0
98
Picture by Daniel Hambury. 5/8/11. CEO of international money transfer company, Dahabshiil, Abdirashid Duale. Somalia has been hit by famine and drought again and British based Somalins are trying to offer support.

Shirkadda Dahabshiil oo 𝟐𝟎 𝐌𝐢𝐥𝐥𝐢𝐨𝐧 𝐨𝐨 𝐁𝐢𝐫 Ugu deeqday Ganacsatadii ku waxyeeloobay musiibadda dabka ka kacay Suuqa Taywan ee magaaladda Jigjiga.

Shirkadda ayaa sidoo kale 𝐊𝐡𝐚𝐝𝐦𝐚𝐝 𝐥𝐚’𝐚𝐚𝐧 ka dhigtay Lacagaha tabarucaadka ah ee bulshaddu u soo dirayaan Gudidda Gurmadka Suuqa Taywan.

#Jigjiga #jigjigamarket #suuqataywan #Dahabshiil