Shirkii IGAD oo Dagaalka Lagaga Hadlay Laguna Baaqay In La Joojiyo

0
95

Shirkii Urur Goboleedka IGAD, Ayaa qodobada Laga Soo Saaray Waxa ka mid ah Dagaalka Laascaanood oo ay ku baaqeen in la joojiyo, iyo in somalia Laga qaado cuna qabataynta Hubkan ee Saaran, waxana lagu taageeray Dagaalka Shabab oo ay sheegeen. In guulo Laga Soo hooyey.