Xildhibaan Reer Sool Ah Oo La Sheegay Inuu Ka Baxay Golaha Wakiilada Somaliland

0
148

Xildhibaan Nuuradiin Axmed Dayib oo kasoo baxay Degmada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer ayaa warar xogogaali sheegayaan inuu ka baxay Golaha wakiilada Somaliland oo uu hadda ku sugan yahay deegaanka Ballicad ee Buuhoodle oo uu sheegay inuu dadkiisa la dareen noqday.

 

Xildhibaankan Xisbiga Kulmiye ugasoo baxay Gobolka Togdheer ayaa lafilayaa inuu iscasilaadiisa ku dhawaaqo maalmaha soo socd

Sidaa lagu baahiyey Baraha Bulshada