Madaxda Puntland Oo Kulan La Qaatay Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

0
303

Madaxweynaha Puntland iyo Kuxigee kiisa oo kulan la qaatay Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Catriona Laing oo maanta ah booqasho ku tmid Garowe.

 

Kulanka ayaa ayaa looga hadlay doorashooyinka, arrimaha bini’aadantinimada, Dowlad dhiska iyo taageerada UN-ka.