Dacwad Ka Dhan Ah Guddoomiy Cabdirisaq Khaliif Oo Maxkamadda Sare Loo Gudbiyey

0
179

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland ayaa dacwad ka dhan Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Khaliif Axmed u gudbiyey Maxkamadda Dastuuriga ah ee dalka.