Caasimadda Ruushka Ee Moskow Oo La Weerar Duqayn Ah Lagu Qaaday

0
118

DEG DEG Caasimadda Ruushka Ee Moskow Oo La Weeraray.

Caasimada Ruushka iyo nawaaxigeeda waxaa lala beegsaday weeraro naadir ah oo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka kuwaas oo ay ku dhaawacmeen laba qof iyo burbur aan badneyn oo soo gaaray dhismayaal, sida ay saraakiishu sheegeen.

 

Moscow ayaa sheegtay in ay soo ridday dhammaan diyaaradihii aan duuliyaha lahayn ee ku soo wajahnaa Moscow, weerarkaas oo lagu eedeeyay Kyiv. Sarkaal ka tirsan Ukraine ayaa lagu soo waramayaa inuu beeniyay inuu ku lug leeyahay.

 

Aljazeera