Dr Adna Aaden Maxay Kaga Jawaabtay Xaaladda Ka Dhalatay Abaal-marinta La Siiyey

0
132

“ Anigu Diinta Islaamka ayaan ku abtirsadaa intaas oo jeer ayaan xajka tagey , intaas oo jeer ayaan Cumrada tagay .

 

Qoraalkaas la wareejinaayo in aaney Edna Aadan odhaneen oo afkeeda aheyn qof waliba wuu garanayaa .

 

Waxaa la bedelay hadalkaygii ahaa Diimaha oo dhan ayaa ka soo hor jeeda gudniinka Fircooniga ah ….” Edna Aadan oo caawa jawaabtey ayaa sidan tidhi .