Ciidanka Booliska Somaliland  gacanta ku soo dhigay Eedaysane Aabihiu Dilay

0
98

Ciidanka Booliska Somaliland  gacanta ku soo dhigay Eedaysane Aabihiu Dilay

Eedaysanahan ayaa ku eedaysan in uu ku dilay Aabihii Marxuum Maxamed Yuusuf Aadan 1/5/2023 .

 

Ciidanka ayaa hawlagl ku baadi goobaayay tan iyo maalinkii uu dilka gaystay Eedaysanuhu waxayna ugu Dambayn ka soo qabteen Magaalo Xuduudeeda Wajaale.

 

Ciidanku waxa uu ugu baaqaayaa cid kasta oo isku dayda amni darro in ay gacan bira ku soo qaban donaan iyagoo ILAAHAY talo saaranaaya.

 

Ugu Dambayn Ciidanka Boolisku waxa uu shacabka Somaliland guud ahaantood ku amaanayaa kala shaqaynta amniga iyo xogaha ay mar waliba la soo wadaagaan.

 

Alle Mahad leh

Xafiiska Warbaahinta

Ciidanka Booliska JSL