Shir Qatar Uga Furmaya Wasiirada Arrimaha Dibedda Afganistan, Pakistan Iyo Shiinaha

0
194

Shir Qatar Uga Furmaya Wasiirada Arrimaha Dibedda Afganistan, Pakistan Iyo Shiinah

Wasiirka arrimaha dibadda ee ku meel gaadhka ah ee Taliban ayaa helay ogolaanshaha Qaramada Midoobay inuu u safro si uu ula kulmo dhiggiisa Pakistan iyo Shiinaha.

Shirkan ayaa la Filayaa inuu ka furmi doono Dowxa Qatar, waxaana Lagaga hadli doona Arrimaha Amaanka iyo qodobo kale oo Muhiim ah.

Aljazeera