Mareykanka ayaa aaminsan in 20,000 oo Ruush ah lagu dilay dagaalka Ukraine

0
186

Mareykanka ayaa aaminsan in 20,000 oo Ruush ah lagu dilay dagaalka Ukraine tan iyo bishii December.

 

Tobanaan kun oo askarta Ruushka ah ayaa ku dhaawacmay tan iyo markii uu dagaalku sii xoogaystay bariga Ukraine bishii December, sida lagu sheegay qiyaas uu sameeyay Aqalka Cad.