Maxbuus Falastiin Ah Oo Ku Dhintay Jeelka Israil 

0
157

Maxbuus Falastiin Ah Oo Ku Dhintay Jeelka Israil

 

Khader Adnan oo ahaa maxbuus Falastiini ah ayaa ku dhintay xabsiga Israel subaxnimadii maanta, ka dib markii uu cuntada ka soomay ku dhawaad saddex bilood.

 

Boqolaal dadweyne ah oo ka cafhaysan Tallaabadan ay Israaiil mar kasta kula kacdo Falastiiniyiin ayaa isu Soo baxyo ka wada qaybi ka mid ah Falastiin.