Somaliland oo Arrimo Xaasaasiya Kala Hadashay Waddamo Beesha Caalamka Ah

0
199

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, ayaa kulan la qaatay madax ka socotey Dawladaha Australia iyo Switzerland, kulankan ayaa ka qabsoomay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL.