Hindiya oo shiinaha dhaafaysa Sannadkan 2.9 milyan qof in ka badan 

0
157

Hindiya oo shiinaha dhaafaysa Sannadkan 2.9 milyan qof in ka badan

Warbixin la Soo saaray, ayaa Sheegtay in Dadka ku nool Hindiya ay tiro ahaan dhaafeen waddanka shiinaha oo ahaa Dadka aduunka Ugu badan.

Xogta UNFPA waxay ku qiyaastay dadka Hindiya 1.4286 bilyan marka loo eego 1.4257 bilyan Shiinaha badhtamaha sanadka.