Itoobiya Oo 500,000 Oo Hàween Ah U Dhoofinaysa Sucuudiga

0
79

Itoobiya ayaa 500,000 oo dumar ah u qoranaysa shaqada guriga ee Sucuudiga

 

Dadka u dooda xuquuqul insaanka ayaa dhaleeceeyay in Itoobiya ay sii wado qorista haweenka ee shaqada guriga ee Sacuudiga